Wasiir Cawad oo la kulmay wafdi heerkiisu sareeyo oo dalka soo gaaray (Daawo Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka. Waxaa hoggaaminaya wafdigan Danjire Tarig Ali Bakheet oo ah Agaasimaha Guud ee Waaxda Arrimaha Siyaasadda ee Ururka oo soo gaaray Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda lagu saarray iskaashiga iyo isku duwidda … Continue reading Wasiir Cawad oo la kulmay wafdi heerkiisu sareeyo oo dalka soo gaaray (Daawo Sawirro)